site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Dameer dhaan raac.
  • Dameeraha Adari qofkii oodda ka qaadaa aroorsa.
  • Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha
  • Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul.
  • Dameeraha tan ugu yar baa ugu biqlo badan.
  • Dameeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuugtaa.
  • Dameertu geel-didiska khuruf-khuruftay kaga dartay.
  • Dammeeraley Dad la xeer maaha.
  • Dan iyo xarrago is weyday.
  • Dan layskuma naco.