HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Dani waa seeto.
- Dantaada derin karkaranna waa loogu seexdaa.
- Dantaada iyo madaxaaga midna lagama boodo.
- Dantaadana, maqaar eybaa loogu seexdaa.
- Dantii mooge, maro duuga ka liitee.
- Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya.
- Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag).
- Dardaaran caweysin kallah arooryaad buu leeyahay (Arrin la qorsheeyey meel laga bilaaboayey leedahay
- Dawaco geel ma cunto.
- Dawaco meeshay macal idood ku baratay, macaluul ugu bakhtidaa.