HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Dawarsato dariiqay ku collowdaa.
- Deero waa dal maddays.
- Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku dhahaa.
- Deriskaaskaa marna ku dayo marna ku diin.
- Dhac dushii laguma wada hadlo.
- Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa.
- Dhagax meel dhow buu ku dhacaa, hadalna meel dheer.
- Dhagax tuujin iyo taabasho waa isugu mid.
- Dhalaan dheelaa baradi, dhusuntaa far koo galiyee?
- Dhalaan dheelaa baradi,dhusuntaa far koo galiyee = Dhalaan (caruur,ilmo,ubad)ciyaarta bartay dabaduu