HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Dhaliili dhaban bay ku taal.
- Dhallaan dhargay fartaa loo lulaa (way iska qoslayaan)
- Dhallaan qayladii waa qaboonada.
- Dhaxal gorayo dhabad baa leh.
- Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh.
- Dhedo roob noqon weydey.
- Dheere iyo gabane un baa jiree, Dhuubane majiro.
- Dheerow ii gaabow yaa jaree, dhuubow ma jaro.
- Dheg haddii la jaro daloolkaa hara.
- Dheriga karkaa maxaa ka keenay, kulayl weeye.