site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Aduun wey ki amoodeey ogaaw.
  • Af aamusani marti ma sedo.
  • Af aanad lahayn lama qabto.
  • Af daboolan dahab.
  • Af Daboolan, Dahab waaye.
  • Af hadlaaba aamus.
  • Af jabtay sideedii ma noqoto.
  • Af jooga looma adeego.
  • Af macaan gacan macaan baa dhaanta.
  • Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa.