site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Af waa kane, maxaa lagu aamaa
  • Af wax cunay xishoo.
  • Af-ka nool abooto mudac.
  • Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cudur).
  • Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Geel baan qaadi; Geenyaan gadan.
  • Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali; Nacaybku waa olol; Nabsigu waa qaraar.
  • Afkaad goojaamo kaga keentay kula hadal.
  • Afkii dab yiri ma guban.
  • Afxumo nabadna kaa wadday, colaadna wax kaagama tarto.
  • Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog.