HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadmi baa qaatay.
- Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa.
- Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal galo ma laha.
- Aqal libaax lafo lagam waayo.
- Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka daran)
- Arab iyo waraabeba talo xumaa laga nool yahay.
- Aroos lagama raago, lagumana raago.
- Arrad waa dan uskagse waa doqonniino.
- Arrimo rag waa mudacyo afkood.
- Arrin aan sidii futo riyaad la feydin, ma fayoobaato.