HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso.
- Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday.
- Arrin xumo abaar ka daran.
- Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leexdaan.
- Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun.
- Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa leeyahay.
- Ayax teg eedna reeb.
- Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadka isku taagtaagi.
- Baadi nin aan lahayn bay agjoogtaa.
- Baahiyi qof kuu daran bay kuu geysaa.