site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Baareey guur, oo sixnigaagana la guur.
  • Baddu waa isku dhadhan.
  • Badhi mag ma laha.
  • Balaayo laba qad ha kuu jirto.
  • Balaayo madax la qabtay leedahaye minjo la qabto ma laha.
  • Balaayooy buulkaagaa laga galaa.
  • Ballan habeenimo, jarmaado subax buu leeyahay.
  • Ballaysin bir ka adag.
  • Ban waraabiyo gaala baqataba baraa la helaa.
  • Bannaankaba arkaayow maxaa babac ku saaraaya.