HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Saddex wer-werkay kugu kordhiyaan: Faraska xun, naag xun, iyo hoyga xun; haddana saddexdaas uun baa
- Safar waa si wada yeel.
- Sagaaro intay tub joogto bay tub kale dayataa.
- Sagaaro inteeda waa ku duq.
- Sagaaro iyo bud in yar baa laysla helaa ( qof siduu u gabado yaqaan lama dakhro lamana dilo).
- Sagaaro laba cad oo la kal qaado ma leh.
- Sagaaro laba tun oo la kala qaado ma leh.
- Sagaaro xaar muuqday aas-aastaa (Waxaan qwarsoomayn lama qariyo).
- Sagaaro, mindhaa ima barato.
- Sahal oo madax diiday wax hayaa ma sahlana (waa nin diiday inuu sameeyo wax lagu yiqiin).