HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Sahaydaa waa hor, socodkaana waa dib.
- Salaadba waqtigeedaa la tukadaa.
- Samraa sedkii hela.
- Seeddi waa beer.
- Shan nin oo marti-qayb leh shanshaa ka go'da (Dadkii si fiican wax u qaybsada wax kasta way ku filla
- Shan nin oo shidho qayb leh, hal shanshaa ka baxda, shan ninnaan shidho qayb lahayna, shan shanshaa
- Shan shidda ma macaysaa.
- Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka baxaa.
- Shimbirba shimbirkiisuu la duulaa.
- Shimbiri maalin bay dab qaadday maalintiina buulkii hooyadeed bay gubtay.