HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Shir looma wada uunsiyo.
- Shir naagood oo shan dhaafay waa shar.
- shisheeyaha, kow iyo tobanna waxay ku aragtaa sokeeyaha.
- Shisheeye sheela duxa ma leh.
- Shubaali waa biyo la bax.
- Sibraar sahay ma aha.
- Sidee xeero lagu xagtaa ilkana ku nabad galaan.
- Siinsi arooryo iyo hadal majeerteen midna lama hor kaco.
- Sir ma qabe Allaa u sahan ah.
- Sir naagood lagama sal gaaro.