site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Sir-low ma hodmo (ma guuleysto).
  • Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna waa kaba cad.
  • Soddoh waa lala hadlaa, wax xunse lama yiraahdo.
  • Soddohdaa waa lala hadlaa, wax xunse lama yiraahdo.
  • Soo joog ninkii laga waayo, soo jiifsaa laga helaa.
  • Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa.
  • Soomaali markii far loo fidiyay shantaba fidsataa.
  • Soomaalidu been waa sheegtaa laakiin been ma mahmaahdo.
  • Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii kugu caydaa.
  • Soori waa in xil lagaga tago iyo in xarrago lagaga tago.