site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Tabcadaa ma tuugoobo.
  • Tagto daayoo timaaddo ogow (Wixii tegey illow, waxa soo socda eeg).
  • Talo adigaa ku noole, iyadu kuguma noola.
  • Talo waa mar aad garan weydid iyo mar aad gaari weydid Intaadan falin ka fiirso.
  • Tani waa qudhac-dheer wallee adi unbanaa ka higlayn
  • Timirtii horeba dab loowaa.
  • Toban jir ogaadeen waa looma taliyaan.
  • Toddobada cadaabood iyo talo qoodha-casaa la simay.
  • Togba taagtii buu rogmadaa.
  • Togba taagtiisuu rogmadaa.