site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Tol la'aani waa tows.
  • Tol shiri waayey shaasho kama baxo.
  • Tol waa hal la qalay.
  • Tol waa nin qumman quwayntii iyo nin qalloocan qabashadiis.
  • Tol waa qobtol.
  • Tol waa tolanay.
  • Tol xeer lihi caydh ma leh.
  • Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa.
  • Tolkaa ama u talisay, ama tuugtay.
  • Tolkaa eexa looguma taliyo.