site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Tolkaa taagtaa looguma taliyo.
  • Tolkaaga iyo xaaskaaga midna looma xoog weynaado.
  • Toogo meel bay kaa riddaa.
  • Tuhun waa sed.
  • Tukulush timir deeri waayi kharaara tuf in erre.
  • Tuug la qabtay talo ma laha.
  • Tuug la qabtay talo ma leh.
  • Tuug lama xado - tuug tuug kale ma xado
  • Ul jiiftaa ma jabto.
  • Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho.