site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado.
  • Baqal fardo la miratay, fardihii bay is moodaa.
  • Barasho horteed dad ha nicin
  • Barrooriba buulkeeday ku hartaa.
  • Bartii yaqaan, bari uma korodho.
  • Bartii yaqaannbar xoolaad kuma korodho.
  • Baruur qudhuntay baa baruuro badan qudhmisa.
  • Baruuro sabool, badhaadhaa leh.
  • Baryo badan iyo bukaan badanba waa laysku nacaa.
  • Baryo iyo is daluuc layskuma daro.