site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno.
  • Waa sino ballaaran yahay.
  • Waado lama hadhsado, waynaato lama guursado, war lalama siico.
  • Waano abuuris baa ka horreysay.
  • Waano iyo abuur abuur baa horreysey.
  • Waari mayside war hakaa hadho.
  • Waari mayside war hakaa haro.
  • Waayeel hadalka waa loo saraa ee looma saafo.
  • Waayeel lama soocee nin wax yaqaan baa la soocaa.
  • Waayeel tag lama yiraahdo ee wuxuu ku tagaa la tusaa.