site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Wad laba walaalo ahba kala qaad.
  • Wadaad jiilaal injir lagama qabto.
  • Wadaad waa nin.
  • Wadaad wacdigii wax i sii baa u danbaysa.
  • Wadaanta isha ka xumaataa, faylkay la tagtaa.
  • Wadaantii geeleeda kaafida, baa mid kalena kaalmeysa.
  • Wadar iyo waaxid yaa waalan.
  • Wadiiqada yari waddiqada weyn bay kugu riddaa.
  • Walaalkaa dhuux tagoogaa loogu soo subkadaa.
  • Walaalkaa oon dhiman oon dheeraan dhaxal macaanaa.