site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Walaalo is nacay way xoolo yareeyaan wayna xabaalo badiyaan.
  • Wan weyn illaa la gowraco indhihiisu cirka ma arkaan.
  • Wanaag waxba kaama dhimee, xumaan u diyaar garow
  • Wanaag waxba kuma yeelee, xumaan u diyaar garow.
  • War hashu maankay gaddee ma masaar bay liqday.
  • War jiraaba cakaaruu iman.
  • War la helaaba, talo la hel.
  • War la qabaa xiisa ma leh.
  • War ma ciddi hoosteed baa lagaa hayaa mise ciil sokeeyaad qabtaa. (labaduba wax ka calool xumo badan
  • Waraabaa lagu yiri waraabow foolxumidaa, markaasuu yiri maad aragtaan kan iga yar ooy dhidar dhahaan