site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Waraabaa lagu yiri waraabow kabo ma laguu tolaa, markaasuu ku jawaabay.
  • Waraabe ama geed hay ama geel hay.
  • Waraabe ciilna ha u qabin calalna ha u tuurin.
  • Waraabe dhankii loo eryaaba waa u toos.
  • Waraabe ulla lala gaadhi waa, orodna wax lagaga dhibi waa.
  • Waraf iyo shimbiro war isuma hayaan.
  • Waran kugu soo noqon doona lama rido.
  • Warjiraa Cakaaruu iman.
  • Wax aad baratay waa baaskaa.
  • Wax aanad heli karin wax aanad doonayn baa laga dhigaa.