site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Wax kuu daranba wax baa kaaga sii daran.
  • Wax la dhalay iyo dhul baa loo marti yahay.
  • Wax la qarashaa ama qudhme ama qubte.
  • Wax lagu talo xumaysto guur baa u wacan.
  • Wax madaxa kuugu jirey ayuu afku kaa xadaa.
  • Wax rag kaa galay rako kaa gale.
  • Wax walaal loo diiday wed baa leh.
  • Wax yaqaan wax looma sheego.
  • Wax yari wax la'aan bay dhaantaa.
  • Waxa aadan hureyn horaa loo yeelaa.