site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Waxaa isugu dhow carrab iyo laba daan, iyana way is qaniinaan.
  • Waxaad barataa waa baaskaa.
  • Waxaad dhuuso moodaysaa, xaar kugu noqda.
  • Waxaad ka hari weydid ama waa la helaa ama waa loo hoogaa.
  • Waxaad qarsatana ma qaaxaa.
  • Waxaan calaf ahayn lama cuno waxaan cudur ahaynna loma dhinto.
  • Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna looma dhinto.
  • Waxaan kashaada gelin, korkaaga yay dhaamin.
  • Waxaanad filanany iyo fallaariba way kaa fajiciyaan.
  • Waxay na badeen waxay na bareen baa ka siid daran.