site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Waxay sheegataba ha weydee, waa lagu shareerraa.
  • Waxay sheegato ha weydee waa lagu shareeraa.
  • Waynaadaa wanaagsanaada.
  • Waysha gowrac dibigu ha ku quustee.
  • Wed loo file weliba nool.
  • Weel daloola wax ku shubo waa waalli.
  • Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa.
  • Wiil iyo aabihii waysku qolo.
  • Wiiq sakaaro iyo wey sokeeye midna kaama haraan.
  • Wixii dooxan daad ha qaado, wixii daatana dabayli ha qaaddo.