site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Wixii indho arkaan baa ilko gooyaan.
  • Wixii umusha u dan ah ayaa Ilmahana u dan ah.
  • Wixii xunba xaawaa leh.
  • Xaajo dhanna waa ka xusul, dhanna waa ka taako.
  • Xaajo nin aan ogeyni indhuhuu ka ridaa.
  • Xaar haddaad Cunaysid fandhaalkiisaa la samaystaa (ceebta waa la qarsdaa).
  • Xaar qori dheer baa laysaga tiraa (qudhun waa laga fogaadaa)
  • Xabaal iyo ninkeed loo kala teg noqotay.
  • Xabaal qori saar mooyee qori ka qaad ma laha.
  • Xabaal waalid baa xoolo lagala baxaa ( talo waalid waa sed), waxay kaloo noqon kartaa dhaxalka marka