site-wide search

SomaliNet Online Library

HOMELIBRARYMAAHMAAH
  • MAAHMAAHYO:
  • Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
  • Xadhko geel ma wada xidhaan.
  • Xadhko geel ma wada xiraan.
  • Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan.
  • Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude.
  • Xalaal iftiin baa la qashaa, xaaraanna waa lala dhuuntaa.
  • Xamar xisaab, Xararr dheere xoog.
  • Xantaada xiinkeedaa kuu baxa (dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa).
  • Xarrago dumar xanuun ma leh.
  • Xarragooy xus igu tuur.