HOMELIBRARYMAAHMAAH
GURIGA MAAHMAADA SOOMAALIDA
- YOUR SEARCH:::
- MAAHMAAHYO:
- Xeer waa negaadi (Bulsho xeer iyo sharci leh ayaa neg oo nabad ah).
- Xiiso iyo xoorba way dhacaan.
- Xog mooge xaajo waa dilaa.
- Xoog hadduu faa'iido leeyahay maroodaa duurka la galay.
- Xoog wax ma taree xeel baa lagu socdaa.
- Xoolahaagu ama xerada ha kuugu jiraan ama xeer ha kaaga maqnaadaan.
- Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa.
- Xoolo ninkii lahaa kama hadhaan.
- Xoolo quudheed waa la qaataa, cunto quudheedse lama cuno.
- Xoolo quudheed waa la qaataa, soor quudheedse lama qaato.