SOMALINET MAGAZINE ...Archives...
DISEEMBER 2002
(Waqtiga la daabacay)
Arrimaha Bulshada: Farriin ku socota Waalidka: II DADAAL AAN KUU DARAREE
W/Q: Fowzia Cubayd
AS/C/WW Waxaa la ogyahay inta badan waalidku hadduu ubadkiisa ku tarbiyeeyo
tarbiyad saalix ah oo ku salaysan diinta Islaamka in ay ubadkaasi
wanaagsanaadaan ayna noqdaan kuwo waalidko
Fu\'aad Shiikh Ibraahim oo bulshada isboortiga Soomaaliyeed ay u yaqaaniin \"fu\'aad Fujuu\" ayaa ka mid ahaa dadka sida aadka ah loogu qadariyo ciyaaraha Soomaaliyeed, gaar ahaan kubbadda koleyga oo uu xilliyo kala duwan ku soo dhex jiray isaga oo marna ahaa ciyaartooy, marna ahaa tababare, waxa
Intii aysan raad nagu yeelan ilbaxnimada daciifka ah oo dhaqanka u noqotay Soomaalida reer magaalowday, beelahayaga reer miyiga ah waxaa u dhaqan ahaa in ay ka guursadaan
Diinta: Su\'aalihii iyo Jawaabihii Bishaan
Diyaariye: Anisa Ali
Su\'aal: asalaamu caleykum; waxaan qabaa su\' aal walalayaal su\' aasha aan qabo
waa:
wiil baa sino galey,sinada markuu galayna waa ka toobad keenay laakiin sharciga
Islaamka ma uu isku dhiibin toobaddda ma
Danbiga 14aad: Dagaalka Jihaadka oo laga cararo (dhabarka la jeediyo)
Waxaa ka mid ah danbiyada waaweyn in qofku cararo ama baqdo iyada oo jihaad lagu
jiro. Ilaahay waa inoo ka digay in aan dhabarka jeedino iyada oo jihaad lagu
jiro, wuxuu Ilaahay inoo sheegay in ay caro Ilaahay ku
Labadii nin ee fariinta u waday Mulac sidii ayay u radinayeen,laakiin kuma guulaysan in ay helaan. Waxay iyaguna ku tukadeen misaajid u dhawaa kii uu Mulac ku tukaday. Intii haddaba salaadii la galin ayay waxay la hadleen sheekhii misaajidka oo ay uga sheekeeyeen wixii dhacay, iyo maydkii
Waxaan shaki lahayn in ummad kastaa leedahay dhaqan u gaar ah oo ka sooca
ummadaha kale ee adduunka kula nool, ummad kastaana waxaa ay ku faantaa
dhaqankeeda soo jireenka ah oo ay ku abtirsato. Sidoo kale, dhaqan kastaa wuxuu
leeyahay dhinacyo fiican iyo kuwa aan fiicneyn, marka loo
Taladii akhristayaashu ay u soo jeediyeen gabadhii ninkeeda ka wayday raganimadii.waxaan ahay gabadh da\'deedu tahay 22 waxaan ku noolahay wadanka dibadiisa waxan guursaday wiil dhalin yaro ah alxamdulilaah iska shqaysta aan ka helay nolol fiican oo aad u sarysa maadama ay reerkenu ahayeen dad
Qaybtii labaad
Nostradamus waxyaabahauu saadaaliyey qarniyadaan danbe oo la arkay way badnaayeen waxaan ka soo qaadan karnaa:
Wuxuu gabay ku yiri: London waxaa aafayn doona dab ayan horey u arag dabkaas oo daadin doona dhiig badan hanti badana khasaarin doona, dabkaasi joogs
Qaybtii 8aad
Muraal dilaac kuu roonaa iney isla hadasho ayey ku sigatay gabadhu maalintaasi
oo hadaan dhaqtar-ka la geyn bey nasiib laheyd, markaan u sheegay in Feysal uu
diyaar u yahay in xiriir dhex maro labadooda. Maalintaa waxaan ogaaday oo yaabna
igu riday heerka uu gaarsiis
Ciyaaryahan Cabdiqani Maxamed Barre oo ku magac dheer \"Aar\", Waxaa uu ku dhashay Gobolka Togdheer gaar ahaan magaalada Burco Sannadku markuu ahaa 1976kii, hase yeeshee waxaa uu ku barbaaray magaalada Muqdisho oo uu ku bilaabay dugsi quraanka. Waxbarashadiisa dugsiga hoose/dhexe waxaa uu k
Sidii geel horwayno wax badan hawdka miranaayey
Oo haro la soo joojiyo kuraygu heegaayo
Oo hoobay loo qaaday iyo hadal walwaaleedka
Kolkaad Hodan tidhaahdaanba waan soo hinqanayaaye
Haday hawlyaraan idin latahay aniga way hooge
Ayadoon xabaal lagu hamsiin waanaan ka
Shaki kuma jiro in eey Soomaalida xoriyadeeda u soo martay halgan & dadaal dhiig badani ku daatay laga soo bilaabo tan & dagaalkii gumeystaha eey la galeen. Halgamayaashii ummadda Soomaaliyeed rag & dumar waxeey dhiig qaraar cabsiiyeen kuwii u holaday in eey gumeystaan shacabka Soomaaliye
Horudhac
Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib
markii ay in badan kala maqnaayeen. Ayaan oo Australia ku nool wadaad ah, xaas
ah, hooyo ah, nin wadaad ahina qabo, nolosha ay ku nooshahay aan ku faraxsanayn.
Faysal oo USA ku nool, balwad yeeshay