SOMALINET MAGAZINE ...Archives...
JANAAYO 2003
(Waqtiga la daabacay)
Waxaa in badan laga hadlaa oo lagu soo celceliyaa sidaad qof kale quluubtiisa aad u kasban lahayd. Haddaba su\'aasha ah sidee dadka quluubtooda u kasban kartaa wax badan ayey culimada Psychology ay ka hadleen, runtii marka kasbashada qofka quluubtiisa waa arrin qof kasta uu u baahan yahay
Markiiba waxaan aaday salaadii la iigu yeeray oo gabaabsi ah Reerka intooda kale aniga mooye wey tukadeen gaar ahaan wixii galabkaasi joogay guriga. Salaadii markii aan tukaday ayaa aabahey aanan iiga baran in marka salaad la iigu yeero caga jiidin iga codsaday inaan canbaar la sheekeysto
Xilligii iswaydaarkii labada qarni ee 18-aad iyo 19-aad, ilaa iyo bartamihii qarnigii 19-aad, dhaqdhaqaaqii ganacsi iyo kii ciidameed oo ay dowladaha shisheeye ka wadeen xeebaha badaha iyo xuduudda dhulka engegan ee Soomaaliya, ma noqon mid gayaysiiya in ay ina gumeeyaan. Inkasta oo ujeed
Marar badan ayaan quraanka ku aragnaa inaan Ilaahay jeclayn dadka kibirka badan. Fiiri Aayadda 27aad ee suuradda Gaafir iyo Aayadda 23aad ee suuradda Al-naxli. Ilaahay markuu Malaa?igta amar ku siiyay in ay Nabi Adam u sujuudaan oo ay u sujuudeen waxaa diiday Ibliis oo iswaynaysiiyay. Fii
Su\'aashii 12aad
Waxaa isoo koriyay adeerkay kaddib markii aabahay dhintay aniga oo yar,
hooyadayna ay guursatay nin kale. Inkasta oo adeerkay maxkamaddu u xukuntay in
uu i korsado haddana marna hooyaday igama uusan gooyn oo mar walba waa uu ii
geyn jiray si aan u soo booq
Mulac fariintii aad ayuu ula yaabay, mas-uuliyadda soo food saartay , gaar ahaan neceb is qab qabsiga ogna in la isku qabsan doono, waxa kale oo uu ogyahay in wiilkan yar aynan ahayn isku dagaan ama isku qabiil- dhow, waxa kale oo uu la socdaa in ay magaalada dagan yihiin Ahmed yare tolki
Runtii waa su?aal u baahan in wax laga ogaado, fanka Soomaaliyeed siduu ku bilowday iyo ilaa hadda heerka uu gaarsiisan yahay, ma waagii horuu fanku qiimo la ahaa oo ay aad u badnaayeen dadka fanka jecel markaas bay fursad u heleen fanaaniinta caanka ah ee maanta jira mise maanta baa fank
Waxaa loo baahan yahay barnaamijyo Diini iyo kuwo Bulsho ah
Walaalaha qaaliga ahow, waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka ee qiimaha
iyo qaayaha badan, taas oo ah midda kor ku xusan, salaan kadib.Waxaan
aaminsanahay, inaad dad ka fakaraya dadkooda jooga dalka iyo diba
Culumo badan oo ku takhasustay habka iyo daaweynta dhalmada iyo taranka
bani\'aadamka iyo xayawaanka ayaa waqti badan ku mashquulsanaa sidii ay wax uga
badali lahaayeen habka uurka loo qaado, ayadoo culimadaan qaar ay ku doodayaan
in cilmi baaristoodu kaalmeyn doonto dadka ilmaha aad
Horudhac
Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib
markii ay in badan kala maqnaayeen. Ayaan oo Australia ku nool wadaad ah, xaas
ah, hooyo ah, nin wadaad ahina qabo, nolosha ay ku nooshahay aan ku faraxsanayn.
Faysal oo USA ku nool, balwad yeeshay
Saamayn xun iyo khasaare laxaad leh ayuu Telefeeshinku u gaysan karaa
carruurta Soomaaliyeed ee wadamada reer Galbeedka ku nool hadii ayna waalidku
xil adag iska saarin habsami u daawashada Telefeeshinka.
Run ahaantii, Telefeeshinku waa aalad (qalab) ka mid ah adeegyada dhexyaala g
Gabaygan waxcaa tiriyey abwaankii weynaa Cabdulaahi Suldaan Timacade, wuxuuna ku saabsanyahay markii la qaatay xornimada iyo calansaarkii.
Anigoo sebi uun ahoo
Sita leeb iyo qaansoo
Siigaduun isku aasoo
Sabo reer ka fogaanoon
Laygu aaminin soofkiyo
Saaca maan
Bulsho-waynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel guud ahaanba, gaar ahaan kubbadda cagta ciyaaryahannada ay sida aadka ah u xusuustaan waxaa ka mid ahaa Mukhtaar Maxamed Axmed oo loogu naanaysi jiray (Mukhtaar Cuti) oo u safan jiray naadigii wakaaladda batroolka ummadda oo markii dambe loo b
Ila Tali Walaal
Walaalayaal waan idin salamay salaamta muslinka tan kale waxaan isku arkay
malmahaan isbedel isbedalkaas oo aan ka shaki qabo in uu yahay jeceel marka iga
soosiya in uu yahay mid halis ah waxaan wada soconaa wiil waxaan nahay saxiibo
ma nahin kuwa ka sheekaysta x