site-wide search

SomaliNet Online Library

SOMALINET MAGAZINE ...Archives...

OKTOOBER 2002
(Waqtiga la daabacay)

DHAQANKA - ABTIRSIGA BEELAHA REER-GUURAAGA

Reer guuraagii Soomaaliyeed, qabiilku wuxuu u ahaa urur kulmiya xubnaha beelaha ee baadiyaha ku baahsan, isla markaasna waxay ka ogaan jireen waxa uu yahay qofka socotada ah oo la soo dersa. Maadaama dhulkeena uu ku yaal meel u furan adduunwaynaha oo xeeb dheer leeyahay, waxaa dhici jirtay in dadka

Sii Akhri

DIINTA - SU\'AALIHII UGU YAABKA BADNAA EE LA WAYDIIYAY SHIIKH CABDALLA ALNUURI IYO JAWAABAHOODII

Qaybihii hore waxaan la soconay qisadii labadii nin oo dilay wiilkii yaraa oo ay abtiga u ahaayeen kaddibna markii ay arkeen in uu madow yahay (una ekayn aabihiis iyo hooyadiis midna) ayna ka baqeen in ceebi uga timaado. Gabadhii 18 jirka ahayd oo jeclaatay odayga 60 jirka ah, kaddibna diiday in ay

Sii Akhri

RUMAYSO AMA HA RUMAYSAN - MOWDKA LAMA BAAJIN KARO

Axmed oo 25 jir ahaa una dhashay dalka Masar, waxna ka baran jirey jaamacad ku taala London, ayaa markuu in muddo ah waxbarashadiisii ku jirey wuxuu go\'aan saday inuu bal fasax gaaban ku tago magaaladiisii si uu hooyadiis oo uu muddo dheer ka maqnaa bal inta jaamacaddu xiran tahay la soo joogo. Ax

Sii Akhri

FANKA IYO SUUGAANTA - SHEEKO TAXANE AH: ALLA MA IYADIIBAA- ALLA MA ISAGIIBAA?

Ahmed aabihii intii uu baska sii saaraa waxa uu u kuura galay ama arkayay caruuro dugsi quraan ah ka soo baxaysa iyo kuwo soo rawaxay oo iskuulkii ka yimid. Waxaana uu dareemay wiilkiisa cidlada haysata iyo waliba aqoon xumada,iyo sida uu isaguba waxna u baran,isagoo haddaba naftiisa la hadlaya ay

Sii Akhri

DIINTA - SU\'AALIHII IYO JAWAABIHII BISHAAN

Diinta: Su\'aalihii iyo Jawaabihii Bishaan Diyaariye: Anisa Ali 1) Su\'aal:
Waad mahadsan tihiin bahda barnaamijka: Su??asheyduna waxay tahay imisa ayaad ka maqnaan kartaa xaaskaaga oo diintu kuu oggoshahay? waad mahadsan tihiin.

Jawaab
waxa keliya oo ay Shariicadu kuu oggo

Sii Akhri

ARRIMAHA BULSHADA - GABADHU WAA RAJO WANAAGSAN WAANA DHAAWAC XANUUN BADAN

Waxa laga yaabaa dad badan oo akhrinaya mowduucan in ay la yaabaan, waxaase igu qasbay in aan mowduucan ka hadlo ka dib markaan arkay heerka ay marayaan gabdho Soomaaliyeed oo faro badan, kuwaasoo igu abuuray murugo iyo tiiraanyo, waxaa la ogyahay in haddii ay gabadhu wanaagsanaato oo ay noqoto gaba

Sii Akhri

ILA TALI WALAAL

Ila tali: waxaan ahay wiil dhalin yaro ah waan iska fiicanahay sida kale laakin jiis ayaan yara ahay dhibka jiro waxaa weeye gabdhaha aan niyada ku hayo oo dhan oon rabo inaan lahadlo waan ka baqaa anigoo sabab uga dhigo inaysan iga heli doonin maadaamaa aan een leeyahay hadana runtii wax

Sii Akhri

DHACDO RUN AH - QABIIL BAA DUMIYAY QOYSKAYGII

Qeybtii 6aad

Saaxiibadey Muna fikradda aan u soo jeediyey habeenkaasi shaqsi ahaan iyada waa ku qanacsan tahay fikradaan ula imid ,niyadana awal waa ka rabtay in mar kale rajo ugu soo bidhaanto Feysal yare xaggiisa oo ku noqday nin aan dheg jalaq u siin waxa ay ula timid saaxiibadeey Muna.

Sii Akhri

DIINTA - 70-KA DANBI EE UGU WAAWEYN (AL-KABAA\'IR)

Horudhac

Qaybihii hore waxaan soo bandhignay danbiyada waaweyn: Shirkiga, in uu qofku qof dilo, sixirka iyo salaadda oo laga tago, Zakada oo aan la bixin, Bisha ramadaan oo sabab la?aan la afuro, qofka oo aan xajiyin isaga oo awooda, Waalidka oo lagu caasiyo iyo Qaraaba-goysnimada, Zinada iyo Kh

Sii Akhri

TAARIIKH - DAGAALKII SOOMAALIYA & ETHIOPIA (1977) - DHAQDHAQAAQYADII DIBLOMAASIYADDA

Qaybtii Koowaad

Sannadkii 1976-kii iyo bilowgii sannadkii 1977-kii, waxaa jiray dhaqdhaqaaq diblomaasiyadeed oo xoog badan, kaas oo dowladaha danaynayay degaanka ay kaga wada hadlayeen xiisadda ka bilaaatay geeska Afrika. Waxaa arrintaas weheliyay kulamo ay is-dhaafsanayeen dibolomaasiyiin

Sii Akhri

SIYAASADDA - DIBIGA NAASO ADAG IYO WEERKA MAXAA KULMIYEY? - DAMACA ITOOBIYA & LA DAGAALANKA ARGAGAXI

Tan iyo intii ay burburtay quwadii Midowga Soofiyeeti horaantii sagaashameeyadii waxaa maamulkii Bush iyo kuwii ka horeeyey ku taami jireen in maalin Maalmaha ka mid ah la helo hanaan siyaasadeed oo cusub oo lagu hago dunida hindisaheeduna ay leeyihiin Mareykanka, mar haddii ay meesha ka baxday a

Sii Akhri

SIYAASADDA - SACUUDI CAREEBIYA GOORMUU NOQDAY CADOWGA MAREYKANKA?

Sida la ogyahay dalal badan oo carab ah iyo guud ahaan dunida Muslimka ayaa xiriir qoto dheeri waxaa uu kala dhaxeeyey, welina kala dhaxeeyaa dowladda Mareykanka iyo xulafadeeda reer galbeedka, waxaana uu xirriirkaasi salka ku hayaa ilbaxnimada, ganacsiga iyo horumarka ay dalalkaasi qaar gaareen, t

Sii Akhri

FANKA IYO SUUGAANTA - SHEEKO TAXANE AH: KULANKII BARAKAYSNAA

Horudhac

Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib markii ay in badan kala maqnaayeen. Ayaan oo Australia ku nool wadaad ah, xaas ah, hooyo ah, nin wadaad ahina qabo, nolosha ay ku nooshahay aan ku faraxsanayn. Faysal oo USA ku nool, balwad yeeshay. Labadu

Sii Akhri

CAAFIMAADKA: CUDURKA DILAAGA AH EE AIDSKA IYO SOOMAALIYA

Qaybtii 1aad

Qaybtan iyada ah waxaa aynu ku soo qaadanaynaa sida uu cudurkani ugu sii faafayo waddanka Soomaaliya iyo waddamada deriska la ah, halka aan qaybaha danbe ku soo qaadan doono siyaabaha la isaga qaado, wuxuu yahay iyo sida la isaga ilaalin ka

Sii Akhri

FANKA IYO SUUGAANTA - GABAY: AMAAN GEEL

Gu\' sallaamay sagal jiidan iyo, samada oo nuurtay
Saxansaxada roobkiyo cirkoo, dirirku saameeyey
Sararta iyo dooxooyinkiyo, sabadka oo buuxa
Si loo dayaba waw siman yihiin, soofka xooluhuye
Subag iyo lulliin baa kurtood, laga sameeyaaye

Sabool iyo nin liitaa ma jiro, seben

Sii Akhri

QUBANAYAAL ISBOORTI - FAAQIDAADA CIYAARAHA IYO TODDOBAADKII SOOMAALIDA TORONTO

Todobaadkii Soomaalida Torontop>

Sii Akhri