SOMALINET NEWS ...Archives
DAD LAGA BADBAADIYEY BADDA U DHEXEYSA SOOMAALIYA IYO YEMEN. April 29, 2005
Maraakiib ilaalisa badda u dhexeysa Soomaaliya iyo Yemen ayaa waxay badbaadiyeen 89 qof oo saarnaa doon ku jabtay badda dhexdeeda. Isla meesha ayaa laga helay meydka shan qof oo ku dhimatay biyaha.
Ninkii doonta masuulka ka ahaa ayaa u sheegay nimanka badbaadinayey inay doonta saarmaayeen 135 fof intii aanay dhibaatadu ku dhicin.
Dadkii hadda waxaa lagu khayaa markab korki.