site-wide search

SomaliNet Online Library

SOMALINET NEWS ...Archives

HOME LIBRARYNEWS ARCHIVESOMALI SOOMAALIYA

TACSI KU AADAN DHIBAATADII STADIYO MUQDISHO KA DHACDAY May 4, 2005

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha SomaliNet gudaha iyo dibada waddankaba oo si weyn uga murugooday qaraxaasi oo shalay ay ku dhinteen soomaali 10-neeyo ah islamarkaasna ay ku dhaawacmeen ilaa 30-meeyo kale ayaa maamulku waxaa uu Alle uga baryay intii shalay ku dhimatay qaraxaas inuu janadii fardoowsa aheeyd uu alle ugu deeqo dhaawacana waxaa uu alle uga baryey inuu ka bogsiiyo dhibaatadiisa.

Maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta somalinet waxaa sidoo kale uu uga tacsiyeeyay dhimashada iyo dhaawaca uu sababay qarixii shalay dhamaan shacabka Soomaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaana uu leeyahay samir iyo iimaan allaha naga siiyo.

Aamiin aamiin aamiin