SOMALINET NEWS ...Archives
DOWLADA NIGERIA OO SHEEGTAY INAY CIIDAMO U DIYAARISAY SOMALIA May 9, 2005
Wasiirka gaashaandhiga ee waddanka Nigeria rabiicul muusaa ayaa manta u sheegay saxaafadda in dalka Nigeria uu hayo ciidamo ku filan nabad aslaaxinta soomaliya iyo daarfuur hase ahaatee waxaa uu sheegay in go`aanka ciidamada ay u taalo Auda
Haraantii sanadkan ayaa dowladaha K/Afrika iyo Nigeria ay aqbaleen codsi uga yimid dowladda Kenya oo qeexayay inay ciidamo nabad ilaalin ah u soo diraan soomaliya
Sidoo kale waxaa la filayaa in ay soomaliya u soo diraan ciidamo gaaraya ilaa hal guuto halka waddamo kale oo afrikaan ahna ay wadaan qorshe askar loogu soo dirayo somaliya iyo gobolka daarfuur ee suudaan
Urur goboleedka IGAD oo ay ku kulansan yihiin ilaa 7dal oo afrika ah ayaa wada barnaamij ay ku doonayaan in soomaaliya ay mar kale cagaheeda isku taagto
dheel10@hotmail.com
mogadishu somalia