Banaanbaxan ayaa wararka naga soo gaaraya magaalada londan ee cariga ingiriiska waxaa soo qabanqaabiyay qaar ka mida soomalida halkaasi ku nool,banaannbaxan ayaa la sheegayaa in maantaba uu bilowday qabanqaabadiisii.
Mudaaharaadkan ayaa lagu waramayaa in ruqsad looga helay booliiska londan,waxaan
Danjiraha soomaaliya u fadhiya magaalada Sanca ee caasimada ee dalka yeman C/salaan Macalin Aadan ayaa ka digay ciidamo nabad ilaalineed oo xilligan lagula degdego dalka Soomaaliya.
Safiirka ayaa sheegay inay abuuri karaan qalalaase ka weyn kii soomaliya horay uga jiray,waxaa uuna talo u soo jee
<|qanyare.jpg|Qanyare|left|>Wasiirka Amniga Qaranka Maxamad qanyare afrax ayaa si xooggan uga horyimid hadal uu madaxweyne c/laahi yuusuf uu siiyay xalay mid ka mid ka mida FM-yada muqdisho Isagoo ku jooga magaalada londan ee britain.
Madaxweyne Yuusuf ayaa hadalkiisa ku sheegay in ra`iisal Baar
Cisbitaalka Indhaha EE Siman oo ku yaalla magaalada Muqdisho oo markii ugu Horreysay heshiis wada shaqeyn ah la saxiixday isbitaalka kukuuyo ee W. Kenya.
Cisbitaalkan loogu yeero Siman oo ku yaalla degaanka Xararyaale ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la furay markii ugu horreysay bishii marso ee
Shir ay qaateen ganacsatada muqdisho iyo xubnaha labada gole ee muqdisho ayaa la iskula ogalaaday bixinta canshuurta jaadka oo maalin walba la keeno muqdisho.
Ganacsatada jaadka ayaa kulankaas ay la qaateen xubnaha labada gole ansaxiyay in halkii diyaarad oo jaad ah ay ka bixinayaan hal million i
Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in dadka deegaanku ay walaac xoogan ka muujinayaan dhaca hantida,kaasi oo sida la sheegayo loo adeegsanayo heyb qabiil.
Maalmihii ugu danbeeyay ayaa wararku sheegayaan in lagu kala dhacay gaadiid farabadan iyadoo todobaadkii horana lagu dhacay
Gudoomiyaha shirkadii xawilaada ee Al- barakaat Axmad Nuur Cali Jimcaale ayaa sheegay inay jiraan rajooyin soo muuqanaya oo ku aadan xayiraad lacagaha laga qaado shirkadiisa kadib markii uu Mareykanku xayiraad ku soo rogay qaraxii 11 septembar ee kala hore.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in rajadani ay