Wararka ka imaanaya xarunta Kenya ee Nairobi ayaa sheegaya in Jeneraal Maxamad Siciid Xersi Moorgan iyo wafdi isaga wehlinaya ay soo gaarayaan magaalada muqdisho Kagadaal markii ay baaqdeen dhowr jeer oo hore oo la filyay.
Isla maanta waxaa kale oo la filayaa Xubno ka tirsan Baarlamaanka oo iyaga
Sida wararku nagu soo gaarayaan Magaalada Baydhabo oo saacadihii la soo dhaafay ay ku dhinteen dad door ah oo ay ku jiraan Ganacsato ayaa la sheegayaa haatan in Ganacsatada ugu waaweyn Magaaladaasi ay bilaabeen inay isaga qaxaan.
Qaxan ayaa wararku tilmaamayaan inuu sii xoogeystay markii uu bata
Wafdiga jeneraalka ayaa waxaa la socda qaar ka mida labada gole,waxayna ka soo cagadhigteen garoonka number 50km ee gobolka sh/hoose,oo ay ku sugnaayeen qaar ka mida labada gole ee ku sugan magaalada iyo gudoomiyaha gobolka sh/hoose yuusuf maxamad siyaad ’indhacade’.
Sidoo kale waxa
Soo deynta Mowliid Xaaji Cabdi iyo Maxamuud C/raxmaan oo isna ah madaxa dhaqaalaha ee idaacaddaas ayaa la soo wada daayey kadib markii habeenimadii xalay saraakiil ka socoto laanta la dagaalanka argagixisada oo ay xaruntooda ku taal ee puntland ay gacanta ku dhigeen hase ahaatee waxaa lagu sii da
Dareyskan loo qeybiyay ciidamadan cusub ee maalmihii la soo dhaafay uu tababarku uga soconayay xeradaas lagu magacaabo Laanta-Buuro ayaa waxaa ku deeqay haweenka horseedka nabadda iyo ganacsato iskaashatay oo waliba u badan haweenka kale ee G/banaadir.
Dareyskan xerada maanta loo qeybiyay ayaa wa
Daladda Fpens ayaa sheegtey in maalinta sabtida ardey ka qalin jabineysa dugsiga sare ay fariisan doonan imtixaanka nahaa’iga kadibna ay ku biiri doonaan maleeshiyooyinka ku xareeysan xeryaha hiilweyne iyo laanta buure.
Ardey gareeysa ilaa 8883 ardey oo kala socda dugiyada Hoose iyo dhexe
Dowlada kenya oo culeys ku saartey xoolo dhaqato soomaalia ah ineey ka hayaaman dhul la sheegay ineey tahay daaqsin.
Wararka ka imaanya dalka Kenya ayaa sheegaya in dowladdaasi ay xoolo dhaqato ku sugan magaalada muwange ee bariga dalkasi ay ku amren in halkaasi ay isaga guuraan kadib markiilagu