Wararka laga helaayo Degmada Ceel-Waaq ayaa waxay sheegayaan inuu weli xiranyahay xadka kala qeybiya labada Ceelwaaq ee Kenya iyo Soomaaliya kadib markii xadkaasi la xiray 18-kii bishii hore ee april, xilligaasoo ay labo malleeshiyo beeleed ku dirireen halkaasi, dowladda Kenyana ay xadka xiratay iya
Cali Maxamad Geedi,Ra`iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saacado ka hor soo gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii uu booqasho aan rasmi aheyn ku soo kala bixiyay wadamada Faransiiska iyo Talyaaniga.
Markii uu gaaray Nairobi Mr Geedi ayuu Saxaafadda u sheegay
Odayaal isugu jiray Malaaqyo iyo nabad-doonno kana soo kala jeeday beelihii dhawaanahan hantida ku kala dhacay Baydhabo ayaa maanta ukala ambabaxay deegaanno ku xeeran baydhabo oo ay ka mid tahay Goofgaduud.
Socdaalka Odayaashan ayaa lagu macneeyay inuu qeyb ka yahay sidii ay hantida la kala dha
Wafdigaan ayaa maanta ka soo kicitimay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ka koobnaa shan xubnood ayaa waxaa horkacayay wasiirka kaluumeysiga ee dowlada fedaraalka KMG Soomaaliya Xasan Abshir Faarax, iyagoo isla maanta ka degtay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Ujeedka safark
Xafladii loo sameeyey munaasabadaan ayaa maanta waxa ay ka dhacdey Xarunta isbitaalkaas ee Madiina taasoo ay ka soo qayb galeen Qaybaha kala duwan ee bulshada waxaana hadal ka jeediyay warbixin ah agaasimaha isbitaalkaas Dr. Shiiqdoon Salad Cilmi oo ku dheeraaday waxqabadka isbitalka, asagoo xusay
Madaxweynaha Dowladda federaalka KMG Soomaaliya C/Laahi Yuusuf Axmad ayaa waqti yar ka hor ka degtay garoonka diyaaradaha ee Wilson airport kadib markii todobaadyo uu ku sugnaa magaalada Londan ee wadanka Britain.
Madaxweynaha ayaa Londan u tegay arimo la xiriira baaritaan xagga caafimaadkiisa,wa