Wufuud labada dhinac ah oo kasoo kala jeeda beelaha Sacad, Saleebaan ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdsisho si ay nabad u kala dhexdhigaan beelaha ku dagaalamay gobalada Mudug iyo Galgaduud, dagaaladaaso sababay dhimasho aan yareyn iyo dhaawacyo badan iyo waliba barakac baahsan.
Wafuudaan nab
Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/llaahi Yuuusuf Axmed ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu dib ugu laabanayo gudaha dalka Soomaaliya, ka dib markii muddo nus sano ah uu uu yahay madaxweynaha Soomaaliya.
Mar uu u waramayay wargeyska Asharqalawsat ee ka soo baxa magaalada Lo
Xildhibaan Maxamad Ibraahin Xaabsade oo ah ninka haatan gacanta ku haya Magaalada Baydhabo ayaa Shir jaraa`id oo uu maanta ku qabtay isla magaaladaas ayaa sheegay inuusan qaadan Karin in dowlada federaalka KMG Soomaaliya aysan magaaladaas u soo guuri Karin xilligan, iyagoo aan helin kalsoonida Baarl
Afhayeenka Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Dowladda K/Afrika.
Afhayeenka ayaa Shabakada wararka Somalinet u sheegay in wafdiga ka socda South Africa ay ka mid tihiin Saraakiil sarsar