site-wide search

SomaliNet Online Library

SOMALINET NEWS ...Archives

HOME LIBRARYNEWS ARCHIVESOMALI SOOMAALIYA

    BOOLIISKA HARGEYSA OO BILAABAY URUURINTA BUDADKA IYO BAKOORADAHA May 30, 2005

    Iyada oo maalinnimadii shalay magaalada Hargeysa lagu aasay nin ka mid ahaa ciidamda ilaalada nabadgelyada wadooyinka, kaddib markii uu dilay nin lagu tilmaamay in uu waalna isaga oo xilligaasi askarigu isku dayey in uu ninka waalan ka celiyo wiil yar oo uu toorey ku eryanayey, halkaasoo durbadiiba

    Sii akhri more...

    ISBAHEYSIGA DOOXADA JUBBA OO SHEEGAY INAY GELAYAAN DAGAALKA BAYDHABO HADDII ETHIOPIA AY KU JIRTO May 31, 2005

    Isbaheysiga dooxada jubba ee ka arimiya gobolada jubbooyinka ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamo iyo Tikniko u dirayaan magaaladda baydhabo hadii ay ciidamo ka socda Ethiopia ay Soo galaan dagaalka ka socda baydhabo ee ka dhexeeya wasiiradda iyo xildhibaanadda ka soo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifll

    Sii akhri more...

    JOWHAR OO AMAANKEEDA LA ADKEEYAY May 31, 2005

    Wararka ka imaanaya magaalada jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada nabadgelyada ee magaaladaas ay bilaabeen tilaabooyin ay ku sugayaan amniga magaalada iyadoo magaalada Jowhar maalmahan laga dareemayo dhaq dhaqaaqa ciidamada kuwaasoo raxan raxan isku daba joogay, taagnaana g

    Sii akhri more...

    JINNI BOQOR: DAGAALKII BAYDHABO WAXAA UU BEDELAY MOWQIFKII MADAXDA May 31, 2005

    <|jinboqor.jpg||left|>Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jinni boqor) ayaa saxaafadda u sheegay isagoo jooga caasimada Kenya ee Nairobi, in dagaalkii ka qarxay shalay Baydhabo uu wax weyn ka bedelay mowqifkii Madaxweynaha iyo Ra`iisal wasaaraha,C/laah Yuusuf Axmad iyo Cali Maxamad Geedi. Jinni Bo

    Sii akhri more...

    CABDALLA DEEROW: WAXAA SOO WEERARAY BAYDHABO URURO DIIMEED May 31, 2005

    <|deerow.jpg||left|>Cabdalla Deerow Isaaq oo ah Wasiirka Arimaha Dastuurka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in weerarkii shalay lagu soo qaaday Magaalada Baydhabo ay soo abaabuleen kooxo ka tirsan urur diimeedyo ka dhisan Soomaaliya. Cabdalla Deeroow oo haatan ku sugan Magaalada Nairo

    Sii akhri more...

    90 TAHRIIBAYAAL SOOMALI AH OO LAGU QABTAY XEEBAHA YEMEN May 31, 2005

    Hadal ka soo baxay ciidamadda ilaalada xeebaha ee wadanka yemen ayaa sheegay inay ciidamadaasi qabteen dooni dad tahriib sidday meel udhow xeebaha gobolka Shabuuh ee dalka Yemen. Soomaalida saarneyd doontaas oo gaareysay 90ruux ayaa isugu jiray Dhalinyaro, Haween, Caruur, waxaana sida wararku sh

    Sii akhri more...

    TOBAN WADAAD OO LAGU XIRAY JOWHAR May 31, 2005

    Wararka laga helayo degmada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in shalay gelinkii danbe ciidamada hoosta taga maamulka Maxamad dheere ay xabsiga u taxaabeen wadaado isugu jira rag iyo dumar kadib markii la sheegay inay dagaal la galeen culimo kale xaafadda Buulo sheekh ee isla deegaankaasi ah.

    Sii akhri more...

    GUDDI LOO MAGACAABAY ISBAARO KA QAADISTA MUQDISHO May 31, 2005

    Guddigan ayaa la magacaabay maanta kadib shir qaatay saacado badan oo ka dhacay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo saxaafadda loo diiday ayaa waxaa shir guddoominayay Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana ka qeyb galay xubnaha labada Gole ee ku sugan maga

    Sii akhri more...

    BAYDHABO OO HAATAN XASILOON May 31, 2005

    Xaaladda magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay ayaa lagu soo waramayaa inay iminka xasiloon tahay kadib markii shalay ay dagaalo culus oo la isu adeegsaday nuucyada kala duwan ee hubka uu ku dhexmaray laba maliishiyo oo ay kala hogaamiyaan xubno ka tirsan labada gole ee DFKMG Soomaaliya. Wara

    Sii akhri more...

    BANDOW BIL AH OO LAGU SOO ROGAY MAGAALADA QARDHO June 1, 2005

    Magaalada magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar iyo deegaanada ku xeeran ayaa lagu soo rogay Bandow xilliyada habeenkii laga bilaabo makhribnimada illaa subaxdii, waxaana la sheegay in bandowgaasi uu la xariiro howlo lagu sugayo amaanka deegaankaasi. Waxaana la sheegayaa in ciidamada Boo

    Sii akhri more...