(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ee Muqdisho ku sugan iyo kuwa dowlada federaalka ee Somalia ayaa saakay isku gadaamay qeybo ka tirsan ka jidka warshadaha ee magaalada Muqdisho, iyagoo ciidamadu ay baaritaanka sameynayaan inta u dhaxeysa Ifka Xalane iyo xaafada Shiirkole.
Ciidamada ayaa baaritaan
(SomaliNet) Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa maanta dhaawac ka soo gaaray qarax ka dhacay duleedka magaalada baardheere ee gobolka Gedo.
Barre Hiirale ayaa lagu soo waramayaa in qaraxu kuu ku haleeyay meel wax yar u jirta magaalada baardheere, isaga oo ku sii jeeday xarun uu ku
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia oo ay wehliyaan kuwa dowlada federaalka Somalia ayaa saakay farisiin ka sameystay xaruntii maxkamada Ifka Xalan ee magaalada Muqdisho.
Ciidamadaasi ayaa baaris ka sameeyay guryaha ku yaalo deegaankaasi, iyagoo kolkaa kadib fariisin ka sameystay xaruntii maxkamada If
(SomaliNet) Dowlada federaalka ee Somalia ayaa been aan sal iyo raad laheyn ku tilmaamtay hadal ka soo baxay xildhibaan Barre Aadan Shire ( Barre Hiiraale)
Afhayeenka dowlada Somalia Dr Cabdi Xaaji Goob-doon ayaa ku tilmaamay warka ka soo yeeray Barre Hiiraale inuu yahay mid ka fog xaqiiqada, wu
(SomaliNet) Ugu yaraan labo askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa Ethiopia ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii gaari ay wateen ciidamada Somalia iyo kuwa ethiopia qarax lala beegsaday.
Qaraxaasi oo ahaa mid aad u xoogan ayaa k
(SomaliNet) Gudoomiyaha waaxda 1aad ee degmada Dayniile marxuum Axmed Cali Cibaar ayaa maanta kooxo hubeysay ay ku dileen gudaha degmadaasi Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Dilka loo geystay marxuum Axmed Cali Cibaar ayaa qeyb ka ah falalka dilka ah e lagu ugaarsanayo masuuliyiinta maamulka gobolk
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta goboka Bay ayaa tilmaamaya in intii badneyd xildhibaanada dowlada federaalka ee Somalia ay magaalada Baydhabo isaga tageen, kadib markii amaanka magaaladaasi uu faraha ka baxay.
Warku wuxuu intaa ku darayaa in xidhibaano aad u fa