(SomaliNet) Kadib markii uu ra'iisulw asaaraha dowlada federaalka ee Somalia Prof, Cali Maxamed Geedi uu ka codsaday golaha amaanka ee U.N-ka in dalka Somalia loo soo diro ciidamo ka socda U.Nka aya waxaa ka hadlay dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska codsiga ra'iisulw asaaraha Somalia.
Emyr Jones
(SomaliNet) Wasiirka kuxigeenka gaashaandhiga ee dowlada federaalka ee Somalia md Salaad cali Jeelle ayaa maanta faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay socdaalka uuku jooga magaalada Gawoore ee maamulka Puntland.
Salaad wuxuu sheegay in sababaha ay u joogaan magaalada Gawoore ay tahay sidii loo sii
(SomaliNet) Sarkaal sare oo ka tirsan cidiamada dowlada federaalka ee Somalia ayaa saakay kooxo hubeysan ay ku dileem magaalada Muqdisho.
Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magaacaabaa Maxamed Muuse Ceel-baraf sida uu sheegay gudoomiyaha degmada Yaaqshiid ee maamulka gobolka Banaadir md Xaaji Cal
(SomaliNet) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in ay ayaandaro tahay in ay jiraan dad weli doonaya in dalka uu ku sii jiro fowdo iyo qalalaase siyaasadeed oo ku kacaya buu yiri falal amaandaro ah.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay xaflad xalay lagu
(SomaliNet) Gaari ay saaran yihiin askarta dowlada KMG ee Soomaaliya oo marayey wadada Taleex ee degmada Hodan ee koonfurta Muqdishu ayaa 10:30 barqanimo ee maanta lala beegsaday qarax miino oo wadada dhinaceeda la dhigay.
Dad ku sugnaa meel wadada uu qaraxa ka dhacay ayaa Somalinet u sheegay in
(SomaliNet) Dhawaaqa rasaas xoog oo la is dhaafsanayo ayaa caawa laga maqlayaa xaafada KPP ee degmada Hodon ee koonfurta Muqdishu, sida dadka deegaanka u xaqiijiyeen Somalinet.
Ilaa hadda lama cadeyn karo waxa ay tahay rasaastaasi oo bilaabatay 10:10-ka fiidnimo laakiin dad ku dhaqan xaafada KPP
(SomaliNet) Ilaa 20 ruux oo isugu jira odoyaal xaga dhaqanka ah iyo ganacsato ayaa maanta ciidamada dowlada KMG ay ka soo qabteen degmada Huriwaa ee waqooyiga magaalada Muqdishu, iyadoo deetana xabsiga loo taxaabay.
Dadka ayaa la soo xiray iyagoo ku shiriya dhisme ku yaalla degmadaasi halkaasoo l
(SomaliNet) Gudoomiyaha Midowga Afrika sheegay in qalalaasaha ka taagan Soomaaliya uusan soo afjarmi doonin haddii aan la helin ciidamo nabad ilaalineed oo dheeraad ah oo ka socda qaarada Afrika.
Alpha Omar Konare ayaa hadalkan ka sheegay kulan madaxeeda wadamada Midowga Afrika uga furmay magaala