(SomaliNet) Gawaari u kireysnaa barnaamijka cuntada aduunka ee WFP oo mudo bil ah ku xayirnaa soohdinta u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa loo ogolaaday ka gudbaan xadka oo ay u talaabaan dhinaca Soomaaliya oo ay samafalka geeyaan gobolada looga baahan yahay ee Jubooyinka iyo Gedo.
Talaabadan a
(SomaliNet)
Gudoomiye ku xigeen degmo oo lagu caawa lagu dilay Muqdishu
Kooxo hubeysan ayaa caawa maqribnimadii waxa ay toogasho ku dileen gudoomiye ku xigeenkii degmada Huriwaa ee magaalada Muqdishu.
Laba nin oo bistoolado ku hubeysan ayaa dilay Cusmaan Cali oo marayey xaafad ka mida degmad
(SomaliNet) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Afrika oo xalay u waramayey warbaahinta gudaha ayaa sheegay in ay soo hagaagayso rajada Midowga Afrika ee ah inuu helo dhaqaale uu wax ka qabto arrimaha Soomaaliya oo ay ugu horeyso xaga amaanka.
Cabdikariin Faarax Laqanyo oo ka mida ahaa madaxda
(SomaliNet) Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn uga digtay heshiis la sheegay in maamul goboleedka Puntland uu la galay dowlada Yemen oo ku saabsan kheyraadka xaga badah, sida lagu cadeeyey war saxaafadeed maanta ay soo saartay wasaarada kalluumeysiga iyo kheyraadka badda.
Agaasimah
(SomaliNet) Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya oo gadoodsan ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta magaalada Beledweyn oo ilaa 335 km dhinaca waqooyi kaga beegan caasimada Muqdsihu, ka dib markii aan waxba laga soo qaadin cabashadooda la xiriirtay in aan mushahar la siin, sida ay sheeg
(SomaliNet) Ra’iisul wasaaraha dowlada KMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in markii la waayey dhaqaalahii la sugayey beesha caalamka ay dib u dhaceen ciidamada Midowga Afrika ay balan qaadeen inay Soomaaliya u soo dirayaan si ay nabada u soo dabaalaan, sida ay qortay wakaalada warar
(SomaliNet) Saddex askari oo ka tirsan dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey inay ku dhaawacmeen weerar bambaano oo caawa lagu qaaday saldhiga booliska ee degmada Waaberi ee koonfurta Muqdishu ka dib laba habeen oo laga nastay weerarada.
Rag hubeysan oo aan la aqoon ayaa bam gacmeed laba a
(SomaliNet) Laba qarax oo culus ayaa maanta gelintii dambe ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu, halkaasoo ciidamada iskaashaday ee Soomaalida iyo Ethiopian-ka ay ka wadeen howlgalo wada-jir ah oo ay ku baarayeen hub, ayna doonayeen inay ku soo qabtaan waxa ay ugu yeereen dadkii ka