(SomaliNet) Howlgalada baaritan ee looga gol leeyahay in lagu soo celiyo nabada iyo xasiloonida ayaa maalintii saddexaad ka socda caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdishu, iyadoo maantana ciidamada iskaashaday ee Soomaalida iyo kuwa Ethiopia ay dad badan ka soo xir xireen suuqa magaalada ugu weyn ee B
(SomaliNet) Sagaal qof oo uu ku jiro askari ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa galabta ku dhaawacmay laba qarax oo ka dhacay banaanka hore ee shirka xawaalada Dahab-Shiil ee ku taalla koonfurta Muqdishu – iyadoo caasimadana ay ka socdaan howlgalo baaritaan oo xoogan oo xaga amaanka ah.
Badi dadk
(SomaliNet) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay rasaas ay fureen askarta dowlada KMG ee Soomaaliya markii qarax bambaano uu manta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha, meel ku dhow shirkadaha isgaarsiinta ee sida qaaska ah loo leeyahay – iyadoo caasimada Muqdishuna ay ka socdaan howlgalo balaara
(SomaliNet) Sagaal qof oo u badan haween iyo caruur ayaa ku dhintay, in ka badan boqolna waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay gobolka Galgaduud bartamaha Soomaaliya shalay gelinkii dambe, sida uu maanta sheegay mas'uul deegaanka ah.
gaari xamuul ah oo sida 150 rakaab ah ayaa ku qalibmay
(SomaliNet) Gudoomiyaha dhaqanka ee beelaha Hawiye oo ku xoogan koonfurta Soomaaliya ayaa maanta sheegay in odoyaasha Hawiye ay si sharuud la'aan ah uga qeyb geli doonaan shirka dib u heshiisiinta qaran ee soo socda ee la qorsheeyey in 15-ka bishan uu ka dhaco Muqdishu.
Isagoo la hadlayey suxufiy
(SomaliNet) Laba qof ayaa geeriyootay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen markii bam uu ku qarxay suuqa weyn ee Bakaaraha eek u yaalla koonfurta Muqdishu – iyadoo caasimadana ay gashay maalinteedii shanaad oo ay ka socdaan howgalo lagu baarayo hub, laguna ugaarsanayo waxa ay dowlada ugu yeertay ‘
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ee ku sugan caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ayaa xiray todobo qof oo ay ka soo qabteen xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee waqooyiga Muqdishu ka dib markii xalay qarax bambaano uu ka dhacay meel ku dhow fariisin ay ciidamada Ethiopia ku leeyihiin gudaha garoonka