site-wide search

SomaliNet Online Library

SOMALINET NEWS ...Archives

HOME LIBRARYNEWS ARCHIVESOMALI SOOMAALIYA

    SHAN QOF OO KU DHIMATAY DAGAAL KA DHACAY KOONFURTA SOOMAALIYA July 10, 2007

    (SomaliNet) Dagaal cusub oo dhexmaray ciidamada dowlada KMG iyo maleeshiyo daacad u ah maamulkii hore ee Shabellada hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa shalay ka dhacay deegaanka Shalaanbood oo gobolkaasi ka tirsan, kaasoo ay ku dhinteen shan qof, lix kalena ay ku dhaawacmeen, sida dadka deegaanka ay

    Sii akhri more...

    RAYID KU DHINTAY QARAXYO MAANTA KA DHACAY BAKAARAHA July 10, 2007

    (SomaliNet) Afar Qarax oo kala gooni ah ayaa maanta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha eek u yaalla koonfurta Muqdishu halkaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof oo rayid a, ayna ku dhaawacmeen todobo kale oo qaar ay yihiin boliska dowlada KMG ee Soomaaliya. Askarta dowlada ee ku lugta leh howlg

    Sii akhri more...

    TALIYE BOOLIS OO LAGU DHAAWACAY MUQDISHU, ETHIOPIAN-KA OO DAD XIR XIRAY July 10, 2007

    (SomaliNet) Shan ka tirsan askarta dowlada KMG oo uu ku jiro taliyaha saldhiga booliska Galbeed ee degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdishu ayaa xalay lagub dhaawacay weerar bambaano oo lala eegtay gaari uu watay. Bamka ayaa lagu tuuray gaari ay saarnaayeen taliyaha iyo dhowr ka mida ilaaladiis

    Sii akhri more...

    WAFDI KA SOCDA MIDOWGA YURUB OO MUQDISHU SOO GAARAY July 11, 2007

    (SomaliNet) Wafdi heer sare oo uu horkacayey ergeyga qaaska ee Midowga Yurub ee arrimaha Soomaaliya George Marck Andrew ayaa hadda booqasho maalin ah ku jooga magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliya. Wafdigaasi ayaa madaxda dowlada kala hadlaya arrimaha shirka dib u heshisiinta Soomaalida ee l

    Sii akhri more...

    GUDOOMIYAHA DEGMADA BOONDHEERE OO LA DHAAWACAY. July 11, 2007

    (SomaliNet) Dib dabley ah oo aan la aqoon ayaa shalay galab toogasho ku dhaawacay gudoomiyaha degmada Boondheere ee waqooyiga Muqdishu, iyadoo sidoo kale uu dilay mid ka mida ilaaladiisa. C/kariin Maxamuud Xasan ‘Xuuti’ ayaa lagu dhuftay dhowr xabadood isagoo markaa daawanayey ciyaar kubada c

    Sii akhri more...

    RABSHADA MUQDISHU OO MAANTA AY KU DHINTEEN RAYID IYO ASKARBA July 11, 2007

    (SomaliNet) Afar qof ayaa ku dhimatay, lix kalena saddex ay boolis yihiina waa ay ku dhaawacmeen laba qarax bambaano oo ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu halkaasoo ciidamada dowlada KMG ay maalintii 7aad ka wadaan howlgalo baaritaan oo looga gol leeyahay in lagu soo celiyo amaan

    Sii akhri more...

    QARAXYO WELI KA SOCDA MUQDISHU, KHASAARE SOO GAARAYA DADKA July 12, 2007

    (SomaliNet) Xaalada fowdo ah ayaa ka jirta koonfurta magaalada Muqdishu ee caasimada Soomaaliya iyadoo ilaa lix qarax iyo tacshiirado ay maanta ka dhaceen gudaha Suuqa Bakaaraha oo todobaadkii ku jira go’doomin. Qaraxyadan bambaano ee ka dhacay suuqa Bakaaraha ayaa sababay dhimashada saddex qof

    Sii akhri more...

    MADAXWEYNE YUSUF: XITAA HADII AY SOO RIDAAN NUKLIYEER SHIRKA WAA QABSOOMAYAA July 12, 2007

    (SomaliNet) Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta ku adkeystay in shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed uu si kastaba ka dhacayo Muqdishu sidii loogu tala galay, isagoo dafiray rabshadaha ka oogan caasimada. Shir jaraa'id oo uu wada jir ula qabtay gudoomiyaha dhaqan

    Sii akhri more...

    GAARI DOWLADA AY LEEDAHAY OO KA BADBAADAY QARAX MIINO LOO DHIGAY July 12, 2007

    (SomaliNet) Gaari nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha oo ay leedahay dowlada ayaa maanta ka badbaaday miino wadada dhinaceeda loo dhigay isagoo marayey wadada Warshadaha ee magaalada Muqdishu, hase ahaatee dhaawacay afar rayid ah. Dadka deegaanka ayaa u sheegay Somalinet in bambka lala waayey gaariga d

    Sii akhri more...

    ASKARI ETHIOPIAN AH OO MUQDISHU LAGU DILAY July 14, 2007

    (SomaliNet) Nin mayal adag oo aan la aqoon oo lagu xiriirshay maxaakimtii Islaamiga ee dalka laga saaray ayaa maanta askari Ethiopian ah ku dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay meel ku dhow isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee SOS ee ku yaalla waqooyiga Muqdishu, sida dadka deegaanka ah ay u xaqiijiye

    Sii akhri more...