(SomaliNet) Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa dardar-gelisay talaabooyinkeeda xaga amaanka ee ay ka wado Muqdishu si ay u xaqiijiso qabsoomida shirka dib u heshiisiinta qaran ee lagu wado inuu maalinta Axada ee beri ah ka furmo Muqdishu iyadoo tiro badan oo ciidamada iskaashaday ee Ethiopian-ka iyo Soo
(SomaliNet) Saddex macalin oo ajaanib ah ayaa maanta lagu xiray caasimada Muqdishu, kuwasoo lagu xiriirshey waxa ay dowlada ugu yeerto ‘kooxaha argagixisada’ ka dib markii ciidamada amaanka ee dowlada KMG ay xoog ku galeen machad waxbarasho oo la yiraahdo SIMAD oo ku yaalla wadada Warshadaha ee
(SomaliNet) Kooxo mintidiin ah oo lagu xiriirshey maxaakimtii Islaamiga ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd weerar hoobiye ku qaaday meel ku dhow halka uu ka dhacayo shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee waqooyiga Muqdishu.
Weerarkan ayaa dhacay daqiiqado ka dib markii madaxweynaha Soomaaliya C/laa
(SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo wareysi siiyey jariirada Financial Times ayaa iska fogeeyey inuu wax ka og yahay heshiis la sheegay inuu dhexmaray shirkado saliida soo saare oo laga leeyahay dalka China iyo dowladiisa oo ujeedadu ay aheyd i
(SomaliNet) Ciidamo aad u xoogan oo Ethiopian ah oo ay taageerayaan taangiyo iyo gawaawarada gaashaaman ee dagaalka ayaa maanta weeraray xaafado ku teedsan wadada Warshadaha ee magaalada aan daganeyn ee Muqdishu halkaasoo ciidamadu ay guri guri u baarayaan, ayna ku baadi goobayaan dadka looga shakis
(SomaliNet) Saddex qarax bambaano iyo tacshiirado daba-socday oo maanta ka dhacay suuqa weyn Bakaaraha ayaa sababay dhimashada afar qof oo rayid ah iyo hal askari iyo dhaawac soo gaaray lix kale.
Goob jooge ah ayaa u sheegay Somalinet in rag aan la aqoon oo mintidiin ah ay bambaanooyin ku tuuree
(SomaliNet) Meydka nin dhalinyaro ah oo aan la aqoonsan ayaa saakey lagu arkay xaafada Caymiska ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdishu.
Meydka ninkan waxaa ka muuqda rasaas lagu toogtay iyo xarig qoorta ugu jiray, sida ay Somalinet u xaqiijiyeen qof ka mida dadka deegaanka.
“ilmo yar oo
(SomaliNet) Iyadoo bil uun ay ka harsan tahay waqtiga ciidamada AMISOM uu ugu eg yahay joogitaankooda dalka Soomaaliya ayaa ciidamada Uganda waxa ay dadaal ugu jiraan in Q.M ay ansixiyo waqti kale oo ay ku sii joogaan Soomaaliya.
Major Felix Kulayigye, afhayeenka ciidamada dalka Uganda ayaa sheeg