(SomaliNet) Ururka Suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si xoogan u cambaareyey xariga loo geystay weriye C/fitaax Daahir Jeyte oo ah soo-saare ka howlgala idaacada codka nabada ee fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ee maamul-goboleedka Puntland.
C/fitaax Daahir waxaa Isniintii la soo
(SomaliNet) Gaari, nooca Toyota Pick Up oo ay leedahay dowlada KMG, ayna saarnaayeen askar ayaa maanta waxaa lagu qarxiyey bam wadada dhinaceeda la dhigay halka laga galo degmada Afgooye oo 30 km koonfur kaga toosan caasimada Muqdishu, halkaasoo ay kui dhaawacmeen lix askari.
Goob joogayaal ayaa
(SomaliNet) Mintidiin tuhunsan yahay ayaa maanta weerar hoobiye ku qaaday xarunta uu ka furmay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee waqooyiga Muqdishu wax yar ka dib markii uu bilowday shirka, iyadoo ay soo xadireen in 1,300 oo ergo.
Sida ay sheegayaan dadka deegaanka, ilaa lix hoobiye ayaa ku
(SomaliNet) Madaweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee hadda socda, isagoo sheegay in wadahadalkaasi uu xal u keenayo colaada mudada dheer soo taagneyd, sida ay qortay wakaalada wararka ee Xinhua .
Museveni ayaa u sheegay raga warark
(SomaliNet) Laba rayid ah iyo hal askari ayaa ku dhintay, shan kalena waa ay ku dhaawacmeen afar qarax iyo tacshiirado maanta ka dhacay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu.
Goob joogayaal ayaa u sheegay Somalinet in rag aan la garaneyn ay bambo gacmeedyo ku tuureen askarta dowlad
(SomaliNet) Ciidamada amaanka ee dowlada KMG oo kaashanaya ciidamada Ethiopia ayaa maanta howlgalo balaaran oo baaris ah ka fuliyey qeybo ka mida caasimada Muqdishu si ay uga hortagaan weerar ka yimaada kooxaha wax iskacaabinta oo lagu qaado shirka dib u heshiisiinta oo maalintii saddexaad socda.
(SomaliNet) Ganacsigii ayaa maanta ku soo laabtay suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdishu ka dib markii dowlada KMG ay soo afjartay hareereyntii ay ku haysay suuqaasi oo ay la baxday ciidamadeeda militariga.
Badi ganacsatada ayaa saakey furay dukaamadoodii ku yaalay suuqa Bakaaraha oo xayir
(SomaliNet) Ciidamada Ethiopia ayaa maanta weeraray mid ka mida isbitaalada gaarka loo leeyahay ee ku yaalla caasimada Soomaaliya ee Muqdishu iyagoo halkaasi kala baxay rag bukaano ah oo la shakiyey iyo dad kale oo la joogay.
Goob joogayaal ayaa u sheegay Somalinet in ciidamo Ethiopian ah oo ay l