(SomaliNet) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta sheegay in gebi ahaanba ay qalad tahay xubnaha baarlamaanka ay warbaahinta ka dhaleeceeyaan xukuumadiisa – iyadoo sharci-dejiyayaasha ay xaruntooda Baydhabo kaga doodayaan mooshinka la socodka howlaha baarlamaanka iyo la xi
(SomaliNet) Kooxo aan la aqoon oo lagu xiriirnayo maxaakimtii Islaamiga ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday qaar ka mida askarta dowlada KMG ee fariisinka ku leh isgoyska Florenca ee degmaga Wardhiigley ee koonfurta Muqdishu iyadoo magaaladana uu bandow saaran yahay todobaadkii lixaad.
Dadka de
(SomaliNet) Bam ayaa ku qarxay meel ku dhow aqalka duqa magaalada Muqdishu Maxamed Cumar Xabeeb ‘Maxamed Dheere’ ee waqooyiga Muqdishu, laakiin lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhacay bamkaasi.
Ma cadeyn haddii Maxamed Dheere uu aqalkiisa uu ku sugnaa xiliga uu weerarka dhacay.
Ku xi
(SomaliNet) Qof la tuhunsan inuu ka mid yahay kooxaha mayalka adag ayaa maanta toogasho ku dilay laba askari oo ka tirsan dowlada KMG oo ku sugneyd suuq Bacaad ee ka mida degmada Yaaqshiid ee waqooyiga Muqdishu.
Dadka deegaanka ayaa u sheegay Somalinet in ninkan mintidka ah uu weerar gadamo ah ku
(SomaliNet) Ugu yaraan laba qof ayaa lagu dilay, afar kalena waa lagu dhaawacay afar qarax oo maanta ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ee koonfurta Muqdishu. Qaraxyadu ayaa ka dhashay bambaanooyin lala beegsaday askarta dowlada oo ku gudaha jiray howlo lagu nadiifinayo suuqa oo kabarada looga qaadayo
(SomaliNet) Haweeney ayaa maanta ku dhimatay , saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen caasimada Soomaaliya ee Muqdishu ka dib markii ciidamada Ethiopia ay fureen rasaas aa kala sooc laheyn, iyagoo ka jawaabayey weeraro bambaano o ka dhacay xaafada Gubta ee degmada Dayniile.
Weerarada oo ay fuliyeen
<|ali_mahdi_fall_080707.jpg|PHOTO BY DOLI|left|>(SomaliNet) Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo wakiilka qaaska ee Q.M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya François Lonsény Fall ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimad Soomaaliya si uu wadahadal ula yeesho madaxda dowlada iyo gudiga shirk