(SomaliNet) Dhowr qarax bambaano ayaa maanta ruxay caasimada Soomaaliya ee Muqdishu kuwaasoo ay ku dhaawacmeen hal askari iyo ilaa toban rayid ah, sida ay sheegeen dadka goob joogayaal ah.
Dadka ayaa u sheegay Somalinet in kooxaha wax iska caabinta ay laba garneyl ku tureen kolonyo ay saarnaayeen
(SomaliNet)Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta si rasmiya u magacaabay safiirada Soomaalida ee wadamada Uganada iyo Tanzania xaflad maanta lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdishu.
Sayid Axmed Sheekh Daahir waxaa loo magacaabay danjiraha Soomaaliya ee Tanzani
(SomaliNet)Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta u dabaal-degay sanadguuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii barlamaankaasi lagu aas-aasay Nairobi, dalka Kenya, iyadoo xaflada lagu qabtay hoolka barlamaanka ee xa
(SomaliNet)Dowlada KMG ee Soomaliya ayaa maanta sheegatay in ciidamada ay dileen todobo ka mida kooxaha wax iska caabinta ayna la wareegeen hub fara badan dagaalo xalay ka dhacay magaalada Muqdishu.
Afhayeenka ciidamada booliska Cabdiwaaxid Maxamed Xuseen, ayaa u sheegay warbaahinta gudaha in cii
(SomaliNet) Guddoomiyaha guddiga fulinta maxkamadaha islaamka ayaa beeniyay in Maxkamadaha ay ka dambeeyaan dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaalada Muqdisho.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la hadlayey warbaahinta gudaha isagoo ku sugan magaalada Asmara ayaa waxa uu sheegay in dilalka qorsheysan
War Deg Deg ah
(SomaliNet) Rag hubeysan oo aan la garaneyn balse loo maleenayo inay taageero u yihiin maxaakimtii Islaamiga ee la adkaaday ayaa caawa fiidkii waxa ay weerar gaadmo ah ku qaadeen hoteelka Lafa-weyn ee ku yaalla waqooyiga caasimada Muqdishu, hoteelkaasoo hoy u ah qaar ka mida ergada s
(SomaliNet) Ururka suxufiyiinta caalamiga ee IFJ ayaa shalay cambaareeyey dilkii loo geystay suxifi Soomaaliyeed oo u shaqeenayey idaacad gudaha ka howlgasha oo lagu dilay gobolka Gedo, iyadoo IFJ ay sidoo kale ku baaqday talaabo caalami ah oo laga qaado mashaqada ka aloosan Soomaaliya halkaasoo wer
(SomaliNet) Hay'adda Duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliyeed ayaa maanta mamnuucyday duulimaadyadii aadi jirey iyo kuwa ka imaan jirey gobolada maamulka la magac baxay Somaliland.
Sida ku xusan wareegto ay soo saartay hay'addan oo uu ku saxiixan yahay maareeyaha Guud ee Hay'addaasi oo la yiraa
(SomaliNet) Hogaamiyaha golaha fulinta ee maxaakimta Islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wacad ku maray in la sii xoojinayo wax iskacaabinta ka socota magaalada Muqdishu ilaa inta buu yiri dhamaan ciidamada Ethiopia ay ka baxayaan dalka Somalia.
Sida ay qortay wakaalada wararka ee AFP, She
War deg deg ah
(SomaliNet) Kooxo hubeysan oo loo maleenayo inay yihiin muqaawamo ayaa caawa weerar bambaano ku qaaday hoteelka Madiina oo ay degan yihiin qaar ka mida ergada shirka dib u heshiisiinta oo ku yaalla degmada Xamar-weyne ee bariga caasimada Muqdishu.
Dad joogayaal ah ayaa u sheegay S