site-wide search

SomaliNet Online Library

SOMALINET NEWS ...Archives

HOME LIBRARYNEWS ARCHIVESOMALI ADUUNKA

    POP-KA CUSUB IYO ISLAAMKA April 20, 2005

    78 jir Mr. Joseph Ratzinger ayaa maanta loo doortay inuu noqdo Pope-ka hogaamin doona diinta kirishtaanka qaybta Catoliga. Ninkan oo lagu yaqaanay inuu hor istaago waxyaabo badan oo la isku dayey in laga bedelo diinta sida inay wadaadadoodu guursan karaan iwm. ayaa waxaa dadka islaamku ku xasuust

    Sii akhri more...

    WAR BEEN AH: GABAR BAHAL NOQOTAY June 16, 2005

    War been ah oo ku saabsan gabar bahal noqotay ayey saxaafada Soomaalidu qaarkood baafinayeen maalmihii lasoo dhaafay. Maalmahaan waxaa la isla dhex maryey gabar intay kitaabka dhulka ku tuurtay Allah u bedelay bahal aan la garanayn. Dad badana yaa Somalinet email usoo diray waydiinayana sababta a

    Sii akhri more...