Cayaartan oo galabta oo ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Mwanza oo ku tirsan wadanka Tanzaaniya oo isagu martigeliyay tartanka ciyaaraha barigga iyo bartamaha afrika sanadkaan ayaa waxaa wararka halkaasi ka imaanaya ay sheegayaan in kooxda horyaalka soomaliya ee Elman ay halkaasi ku soo bandhigt
(Mogadishu) Wararka ka imaanaya xarunta waddanka Kenya ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta xubnaha baarlamanka ee ku sugan halkaasi ay safaf ugu jireen afaafka hore ee shirkadda xawaaladda Amal, qaybteeda magaalada nayrobi.
Wararka laga helayo halkaasi ayaa waxay tibaaxayaan in xildhibaan kasta
Dab xoogan ayaa ka kacay mid ka mid ah suuqyada Soomaalida ay ku leeyihiin magaalada Nairobi oo lagu magacaabo New Gaarisa Two oo u dhaw suuqa Taysiir kuna yaala wadada 7street ee magaalada Nairobi.
Dab goob jooga yaal ah ayaa sheegaya in dabkaas lagu waayay hanti badan oo aan la qiyaasi Karin,su