Markii dagaaladu ay Soomaaliya ka qarxadeen horaantii Sagaashamaadkii kadib waxaa dalka ka dhacay dhacdooyin xanuun badan oo aan sinnaba loo aqbali Karin, hase yeeshee ku qotoma dhacdo run ah, hadaba shabakadda wararka Somalinet waxay idiin heysaa inta badan dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee Soomaa
MAXAAD KA TAQAANAA 13-KII DHALINYARO EE AASAASATAY URURKII SYL OO AAN MAANTA HARSANEYNO XURIYADDII AY NAFTOODA, MAALKOODA IYO MASKAXDOODA U SOO HUREEN?
1. C/qaadir Saqaawadiin. Waxa uu ku dhash
ay Degmada Tiyeeglow ee ka tirsan Gobolka Bakool sanadku markuu ahaa 1919kii.
2. Siidii Xirsi
<|ciyaal_dib06051.jpg|Caruurt Dhibaateysan|left|>Markii ay soomaaliya ka curteen dagaalada sokeeye waxaa soo baxay tiro caruur ah oo aan heysan daryeel kadib markii ay waayeen waalidkii dhalay sababo kala duwan.
Carruurtan ayaa kala kulma bulshadda arxan la`aan xooggan, iyagoo qaarkood ay ku bii
Gabadhii xumaan damacda aabahey baa nin iga weyn u dari lahaa miyey qiil ka dhigataa?
[tix raac qormi ku saabsan buugii beenta ahaa ee Ayaan Xirsi]
Waxaa qortay: Ikraam Cali-kaar
Gothenburg- Sweden
ikraam@journalist.com
<|ayan_ikraam.jpg|Left: Ikraam and Ayaan|left|>Waxey aheyd maalin a